//
archives

somalijournal.wordpress.com

أفضل موقع صومالي جورنال او جريدة صومالية . اخبار وخدمات مجانية ب 24 ساعة websiteka ugu fiican ee somalijournal.wordpress.com . waxaad ka helaysaa barnaamijyo iyo wax yaalo kala duwan oo badan oo ku cajabin doona 24 saac . somalijournal.wordpress.com
somalijournal.wordpress.com has written 6 posts for somalijournal

Ciyaaraha dunida ugu xiisaha badan Qiyamo CHAMPIONL LEAGUE SOMALIA

  HORYAALKA FIDNO CHAMPION LEAGUE SOMALIA Horayaalka Fidno Champion ee Somaaliya maxaad kala socotaa shaxda siyaasadeed ee lagu ciyaaro Dalkeena Somaaliya. Horyaalka Fidno Champion League ee Somaalia Lugtiisii koowaad ayaa la soo gaba-gabeeyay Taariikhdu markay ahayd 20/08/2012 , Lugtiisa labaadna waxay bilaabtay 21/08/2012 waxaana uu socon doonaa ilaa laga gaaro 2032, Horyaalka Fidno sida caada … Continue reading

mucjiso nin laba waji leh oo waxa uu arkayo aadan arkayn

Saxaafada dalka Kuuba waxaa lagu soo qoray bogeeda hore in laga helay xafada Yis in uu ku noolyahay nin laba wiji leh kaasi oo ay dadka dunifa intooda badani la yaabeen . Ninkani oo ah 56 jir ayaa waqtigiisa intabadan waxa uu ku qataa gudaha gurigiisa oo waxa uu la noolyahay hooyadiisa oo waayeel ah … Continue reading

Askari Amisom ah oo Madaxweynaha hortiisa Feer kala daalay Taliyaha Booliska Soomaaliyeed [Cod]

Daawadnews:- Askari ka tirsan Ciidanka Nabad Ilaalinta u joogo dalka Soomaaliya ayaa feer kala daalay  Taliyaha Ciidamadda Booliska Somaaliya General C/xakiin Saacid. Arintaan ayaa dhacday kadib markii uu Taliyaha damcay in uu Gudaha u galo Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho balse askari Ilaala ahaa ayaa Taliyaha u diiday uu gudaha u galo … Continue reading

Dab Khasaare Geystay oo ka kacay Mid kamid ah Kaamamka Barakacayaasha Boosaaso [Sawiro + Daawo]

Boosaaso[RBC Radio] Waxaa maanta dab xoogan uu ka kacay Kaamka AJURAAN oo kamid ah 32-kaam ee kuyaala magaaladda Boosaaso,waana markii labaad uu dab qabsado muddo laba cisho gudahood ah. Kaamka AJURAAN oo kuyaala bariga magaaladda Boosaaso ayaa dabkii qabsaday wuxuuna ciida ku daray guryihii ay degenaayeen oo gaarayey 150-guri ,agabkii ay Isticmaalayeen sida dharkoodii iyo … Continue reading

Banaanbax 2 geesood ah oo Garoowe ka dhacay (Sawiro+Warbixin).

Garoowe (RBC RADIO) Banaanbaxan oo Garoowe ka dhacay soona qaban qaabiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa laba dhinac ku wajahnaa,xooga Banaanbaxa ayaa ku saabsanaa Taageerida Maamulka Jubbaland iyo joojinta Faragelin ay tilmaameen in Dowlada Soomaaliya ay ku hayso Shacabka Jubbooyinka, waxaa sidoo kale banaanbaxa lagu Cambaareeyey Dilalka iyo Xadgudubka aan kala harka lahayn ee Soomaalida … Continue reading

Welcome to SomaliJournal

Kusoo dhawoow somali journal hoyga wararka iyo madadaalada….. hoyga wararka iyo madadaalada somalijournal kala soco wixii war ah kana dhiibo fikirkaaga  , sidoo kale waxaad kala soconkartaan barteena facebook/somalijournal iyo safxadda Twitter/somalijournal.