//
you're reading...
Bogga wararka

mucjiso nin laba waji leh oo waxa uu arkayo aadan arkayn

mucjisooyinka dunida

mucjisooyinka dunida

Saxaafada dalka Kuuba waxaa lagu soo qoray bogeeda hore in laga helay xafada Yis in uu ku noolyahay nin laba wiji leh kaasi oo ay dadka dunifa intooda badani la yaabeen .

Ninkani oo ah 56 jir ayaa waqtigiisa intabadan waxa uu ku qataa gudaha gurigiisa oo waxa uu la noolyahay hooyadiisa oo waayeel ah mana guursan wili .

Ninkani waxa uu leeyahay laba wiji sida aad ka arkeyso Sawirka kor waxa uu awoodaa in uu wax ku cuno kuna cabo wijiga gadaal ku yaalo wuuna ku qosli karaa afka gadaal .

Laakiin arinta mucjisada waxa ay tahay in uu xiliyada habeynkii uu ninkani indhihiisa ku danbe uu ku arki karo meelaha mugdiga waxyaabaha yaala sida alaabta dadka .

Cuspitaalada wadankaais kuuba ninkani way ka baqeyn in ay qalaan waayo waxa uu galayaa halis caafimaad marka sidaasi ayuu iskga noolyahay wuuna ku qanacsanyahay .

…………………………………………………………………….

By : axmed maxamed faarax

Somalijournal.wordpress.com

…………………………………………………………………….

KU LAABO BOGGA HORE

Advertisements

About somalijournal.wordpress.com

أفضل موقع صومالي جورنال او جريدة صومالية . اخبار وخدمات مجانية ب 24 ساعة websiteka ugu fiican ee somalijournal.wordpress.com . waxaad ka helaysaa barnaamijyo iyo wax yaalo kala duwan oo badan oo ku cajabin doona 24 saac . somalijournal.wordpress.com

Discussion

Comments are closed.

Plz like and share This page

%d bloggers like this: