//
you're reading...
Bogga wararka

Dab Khasaare Geystay oo ka kacay Mid kamid ah Kaamamka Barakacayaasha Boosaaso [Sawiro + Daawo]

06110

Boosaaso[RBC Radio] Waxaa maanta dab xoogan uu ka kacay Kaamka AJURAAN oo kamid ah 32-kaam ee kuyaala magaaladda Boosaaso,waana markii labaad uu dab qabsado muddo laba cisho gudahood ah.

Kaamka AJURAAN oo kuyaala bariga magaaladda Boosaaso ayaa dabkii qabsaday wuxuuna ciida ku daray guryihii ay degenaayeen oo gaarayey 150-guri ,agabkii ay Isticmaalayeen sida dharkoodii iyo Maacuuntii cunada ku karsanayeen.

Dabka oo Saacado socday ayaa damintiisa,waxaa ku guuleystay Waaxda Dabdamiska ee Boosaaso iyo Qoysaska dabku khasaaraha u geystay.

Read more to [RBC Radio]

Advertisements

About somalijournal.wordpress.com

أفضل موقع صومالي جورنال او جريدة صومالية . اخبار وخدمات مجانية ب 24 ساعة websiteka ugu fiican ee somalijournal.wordpress.com . waxaad ka helaysaa barnaamijyo iyo wax yaalo kala duwan oo badan oo ku cajabin doona 24 saac . somalijournal.wordpress.com

Discussion

No comments yet.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: