//
you're reading...
Bogga wararka

Banaanbax 2 geesood ah oo Garoowe ka dhacay (Sawiro+Warbixin).

صورة

Garoowe (RBC RADIO) Banaanbaxan oo Garoowe ka dhacay soona qaban qaabiyeen qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa laba dhinac ku wajahnaa,xooga Banaanbaxa ayaa ku saabsanaa Taageerida Maamulka Jubbaland iyo joojinta Faragelin ay tilmaameen in Dowlada Soomaaliya ay ku hayso Shacabka Jubbooyinka, waxaa sidoo kale banaanbaxa lagu Cambaareeyey Dilalka iyo Xadgudubka aan kala harka lahayn ee Soomaalida loogu gaysto wadanka South-Africa waxaana kasoo qayb galay Gudoomiye yaasha Gobolada Puntland qaarkood Xildhibaano  Haween iyo dhalinyaroba.

Read more to (RBC RADIO)

Advertisements

About somalijournal.wordpress.com

أفضل موقع صومالي جورنال او جريدة صومالية . اخبار وخدمات مجانية ب 24 ساعة websiteka ugu fiican ee somalijournal.wordpress.com . waxaad ka helaysaa barnaamijyo iyo wax yaalo kala duwan oo badan oo ku cajabin doona 24 saac . somalijournal.wordpress.com

Discussion

No comments yet.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

%d bloggers like this: