//
you're reading...
Bogga wararka

Askari Amisom ah oo Madaxweynaha hortiisa Feer kala daalay Taliyaha Booliska Soomaaliyeed [Cod]

Taliyaha Ciidamadda Booliska Somaaliya General C/xakiin Saacid.

Daawadnews:- Askari ka tirsan Ciidanka Nabad Ilaalinta u joogo dalka Soomaaliya ayaa feer kala daalay  Taliyaha Ciidamadda Booliska Somaaliya General C/xakiin Saacid.

Arintaan ayaa dhacday kadib markii uu Taliyaha damcay in uu Gudaha u galo Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho balse askari Ilaala ahaa ayaa Taliyaha u diiday uu gudaha u galo Garoonka.

Generaal Saacid ayaana la sheegay in uu cod dheer ah ku yiri Waxaan ahay Taliyaha Ciidanka Booliska Soomaaliyed, Balse Askarigii ayaa  u sheegay in uu Dibada taagnaado amarkiisana uu ka shaqeyn Garoonka Diyaaradaha.  Read more for Daawad News……..

Advertisements

About somalijournal.wordpress.com

أفضل موقع صومالي جورنال او جريدة صومالية . اخبار وخدمات مجانية ب 24 ساعة websiteka ugu fiican ee somalijournal.wordpress.com . waxaad ka helaysaa barnaamijyo iyo wax yaalo kala duwan oo badan oo ku cajabin doona 24 saac . somalijournal.wordpress.com

Discussion

No comments yet.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s

Plz like and share This page

%d bloggers like this: